Qoys soomaaliyeed oo agoon ah islamarkaana kunool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa muslimiinta ka codsaday in laga caawiyo dhibaato nolal xumo oo haysata.
Maxamad Baaruud Xuseen oo booqday reerkan ayaa warbixintan ka diyaariyay
Cidii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir:+25479537622
0