DHAGEYSO:Hooyo ay gabadh agoon ah oo 4 sano ka xanuunsan tahay oo caawimaad codsatay

0
503

Hooyo soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fartuun Cumar ay ka xanuunsan tahay gabadh yar oo afar sano jir ah, aanan socon karin sido kalena fadhiisan karin ayaa u baahan qaliin.
Hooyada oo nagu soo booqatay xarunta dhexe ee idaacadda Star Fm ayaa muslimiinta ka codsatay in garab ka siiyaan la tacaalidda xaaladda caafimaad ee inaanta yar ay dhashay.

Ciddii doonaysa inay caawiso hooyadan, fadlan kala xiriir nambarka ah +254704536703