DHAGEYSO:Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka oo ka soo horjeestay soo jeedin ka timid Raila Odinga

0
254

Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kimani Ichung’wah ayaa gaashaanka u daruuray hadal uu jeediyay madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga.
Mr. Odinga ayaa dowladda talada wadanka haysa ka dalbaday inay yareyso qiimaha lagu kala iibsado shidaalka oo ay halkii liitar ka dhigto 45 ilaa 50 shilin.
Hasa ahaate Kimani Ichung’wah ayaa xusay in taasi aynan suurtagal ahayn.