DHAGEYSO:Hoggaamiyaal rajo wanaagsan ka muujiyay qaadiga cusub ee la magacaabay

0
210

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay waxqabadka qaadiga guud ee Kenya ee dhawaan la magacaabay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan dhameystiraya.