Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo doortay deegaanada maamulkaas wuxuuna kala hadlay arimo doorashooyinka ku saabsan.
Madaxweynaha Jubaland wuxuu tilmaamay in kuraasta dhiman ee Gobolka Gedo dhawaan lasoo dooran doono isla markaana matalaad la’aan ayna noqon karin dadka deegaanadaas ku nool.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay diyaar u yihiin kuraastaas doorashadoodu inay six or iyo xalaal ah ku dhacdo ayadoo aan kursi cid gaar ah loo xirayn ee intii doontaa u tartamayso,
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Hogaamiyaha Jubaland oo sheegay in dhawaan la qabanayo doorashada Xildhibaanada Gobolka Gedo