Waaxa magaalada Garissa lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen dhowr hay’adood kaas oo looga hadlayay sida dadka xuquudooda ama la dulmiyo loogu soo gudbin lahaa hay’adaha ay quseyso.
Mid ka mid ah dadka u shaqeeya hay’adahaasi iyo Aadan Bile oo ka mid ah dadka ku nool magaalada Garissa lagana qaybgeliyay kulankaasi ayaa warbaahinta la hadlay.