DHAGEYSO:Hay’adda laanqeyrta cas oo dawooyinka cudurka daacuunka gaarsiisay Tana River

0
309

Hay’adda laanqeyrta cas laanteeda Kenya ayaa gargaar caafimaad gaarsiisay ismaamulka Tana River, xilli tirada dadka cudurka daacuunka u geeriyooday ee dowlad deegaankaasi ay korortay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya