DHAGEYSO:Hay’adda KCB Foundation oo deeqda waxbarasho ee dugsiga sare ka bixineyso arday ka soo jeeda Garissa

0
156

Hay’adda bangiga KCB u qaabilsan dhanka tabarucaadda iyo taageeridda bulshada ee KCB Foundation ayaa deeq waxbarasho siineyso 15 arday oo ka soo jeedo qoysas danyar ah kuwaasoo buundooyin wanaagsan ka soo hooyay imtixaankii fasalka Siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ee sanadkii hore.
Ardaydan ayaa ka soo jeeda ismaamulka Garissa
Madaxa bangiga KCB laantiisa dowlad deegaanka Garissa Axmad Sahal ayaa warbaahinta Star faahfaahin ka siisay deeqda waxbarasho ee uu bangiga bixinayo.