DHAGEYSO:Hay’adaha Dadaab oo shacabka ka wacyigeliya xanuunka duumada

0
281

Hay’adaha ka howlgalo xeryaha qaxootiga ee Dadaab gaar ahaan kuwa qaabilsan arrimaha caafimaadka iyo nadaafadda ayaa sameeya tababarro iyo wacyigelin ku saabsan ka hortagga cudurka duumada maadaama qaniinyada kaneecada ay ku badan tahay xeryaha.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo faahfaahsan Dadaab ka soo diray.