Haweenka iskaashatada ee Midnimo ayaa lacag ay Iska aruuriyeen deeq raashiin ah ku gaarsiiyeen 25 qoys oo danyar ah oo ku nool degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray degmada Beledxaawo
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Haweenka Midnimo ee degmada Beledxaawo oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas danyar...