DHAGEYSO:Haweenka ku ganacsada suuqa Qoraxey oo baaq u diray wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer

0
274

Haweenka ku ganacsada suuqa Qoraxey ee magaalada Wajeer ayaa baaq u diray wakiilka dumarka ee ismaamulkaasi, Faaduma Jeexow.
Ganacsatada suuqa Qoraxey ayaa loo qabtay ilaa maalinka Axadda ee toddobaadkan inay goobtaasi isaga guuraan.