Wararka Kenya DHAGEYSO:Haweeney u ololeysa xuquuqda gabdhaha Wajeer oo ka hadashay caqabadaha haysta By star - July 19, 2022 0 510 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haweeney tan iyo sanadkii 1993-dii u ololeynaysay xuquuqda gabdhaha ismaamulka Wajeer kana soo hor jeedda nidaamka ay soomaalidu ku xalliso dhacdooyinka jinsiyadeed ee maslaxada ayaa inooga warrantay caqabadaha ay la kulanto. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/07/SAFIYA.mp3