DHAGEYSO:Haweeney ku xanuunsan Islii oo bulshada caawimaad ka codsatay

0
190

Haweeney lagu magacaabo Xaliimo oo 60 sano jir ah oo inoo sheegtay inaynan haysan ubad iyo qaraabo daryeela kuna daruufaysan xaafadda Islii sidoo kalena la nool xanuunnada macaanka iyo dhiig karka ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsatay inay caawiyaan.
Waxaa guriga ay ku nooshahay ku booqday oo wareystay Yuusuf Gaas.

Si bukaankan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0729003752