DHAGEYSO:Haweeney canug ka xaday Siaya oo la qabtay

0
561

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay haweeney lagu magacaabo Ruth Obara oo loo haysto inay ismaamulka Siaya ka xaday canug dhallan saddex bilood.
Waxay hadda ku jirtaa saldhigga booliska ee Kisii.
Laamaha ammaanka ayaa sheegay inay eedeysanaha soo qabteen ka dib dabagal dheer oo ay sameyeen.
Hooyada canugga horay loo xaday ee la helay ayaa u mahadcelisay saraakiisha ammaanka.
Xilli ay warbaahinta la hadashay ayay dareenkeeda sidan u muujisay