DHAGEYSO:Gurmad loo fidiyay qoysas ay guriyo uga gubteen Mombasa

0
245

Waxaa gelinkii dambe ee shalay deeq lacageed oo ka timid muslimiinta ku nool Mombasa la gaarsiiyay afartii qoys ee dhawaan guryahoodii ay ku gubteen dab ka kacay xaafad ka tirsan deegaan baarlamaneedka Jomvu ee ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray.