Dadkii ay ehelladooda ku geeriyoodeen doontii shalay galab ku qalibmatay aagga Kona Punda xilli ay ku wajahnayd tuulada Mororo ee dowlad deegaanka Tana River ee gobolka Xeebta, waxaa ka mid ah guddoomiyaha ururka horumarinta haweenka ee Garissa Dola Muxumad Colow oo ay halkaasi uga dhimatay gabadh uu walaalkeed dhalay waxayna fariinta tacsida u dhigtay sidatan.