DHAGEYSO:Guddoomiyaha qandaraasleyda Wajeer oo ku hanjabay inay dibadbax sameyn doonaan

0
173

Guddoomiyaha qandaraasleyda Wajeer Cabdi Faarax ayaa wacad ku maray inay sameyn doonaan dibadbax ka dhan ah dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer iyagoo ka cabanaya lacago ka maqan.