Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Nairobi oo baaq u diray wadayaasha mootooyinka By star - November 21, 2022 0 410 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa wadayaasha mootooyinka ugu baaqay inay u hoggaansamaan xeerarka gaadiidka oo ay ka waantoobaan meelaha aan la oggoleyn ee ay adeegsadaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/11/Barasaabka-Nairobi.mp3