Guddoomiyaha nabadgalyada ee deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa Dhaqane Faliir ayaa ka hadlay saameynta roobabka da’ay ay ku yeesheen waddooyinka.
Waxaa uu sheegay in aan la mari karin waddada u dhexeysa Garissa iyo Madogashe sidaasi awgeedna uu gaadiidleyda rabaabka qaadaya baaq u diraya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha nabadgalyada Lagdera oo ka hadlay saameynta ay daadadka ku yeesheen waddooyinka