DHAGEYSO:Guddoomiyaha Naafada ee Garissa oo ka hadlay barnaamij diiwaangelin ah oo socdo

0
227

Iyadoo Jimcihii la soo dhaafay gudaha wadanka uu ka billowday barnaamij lagu diiwaangelinaya qaybaha bulshada ee dhibaatooyinka u nugul sida waayeellada, dadka qabo baahiyaha gaarka ah iyo carruurta agoonta ah ayaa meelaha ay diiwaangelintu ka socoto waxaa ka mid ah magaalada Garissa.
Guddoomiyaha dadka qabo baahiyaha gaarka ah ee ismaamulka Garissa Aadan Bile Xasan ayaa warbaahinta Star uga warramay barnaamijkan isagoona baaq diray.