Guddoomiyaha cusub ee maamulka hoose ee magaalada Dadaab ee ismaamulka Garissa Cabdullahi Cumar Mashiin, qaar ka mid ah xubnaha guddiga iyo wasiirka arrimaha dhulalka iyo qorsheynta magaalooyinka ee dowlad deegaanka Garissa Maxamed Xuseen ayaa ka hadlay munaasabad lagu dhaariyey xubnaha guddiga.
Guddoomiyaha ayaa dadweynaha ku nool Dadaab ugu baaqay inay guddiga garab ku siiyaan sidii loo wanaajin lahaa bilicda magaalada wuxuuna xusay in qorshaha maamul dagmeedka Dadaab uu yahay mid si wayn looga faa’idi doono.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddoomiyaha guddiga maamul dagmeedka Dadaab oo ka hadlay dhaarinta xubnaha guddiga