Barasaabka ismaamulka Garissa Nadiif Jaamac Aadan oo ay mas’uuliyiin kale wehelinayeen ayaa socdaal kormeer ah ku tagay suuqyada Garissa oo uu sheegay in qaar ka mid ah aan weli dhismahooda la dhameystirin ama aynan shaqeyn.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in socdaalka uu ahaa mid indhaindhayn ah oo wada tashi ku saleysan.