DHAGEYSO:Guddoomiyaha dowladda dhexe ee Mandera oo ka hadlay rabshado ka dhacay waqooyiga dowlad deegaankaasi

0
199

Guddoomiyaha dowladda dhexe ku matala ismaamulka Mandera Amos Mariba ayaa ka hadlay rabshado dhawaan ka dhacay waqooyinga dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa faahfaahinaya