DHAGEYSO:Guddoomiyaha beeraleyda Fafi oo baaq u diray dowladda

0
364

Guddoomiyaha iskaashatada beeraleyda deegaanka Fafi ee ismaamulka Garissa ee FAFCO, Xuseen Cabdi Shaale ayaa dowladda dhexe, midda ismaamulka iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay inay garab ku siiyaan xal u helidda caqabado ay wajahayaan oo hoos u dhigay wax soo saarkooda .