DHAGEYSO:Guddoomiyaha amniga gobolka Banaadir oo faahfahain ka bixiyay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan

0
521

Guddoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Cali Yare Cali ayaa sheegay inay wax Foolxun oo aan la aqbali Karin ay ahayd qaabkii loo dilay guddoomiyihii degmada Hodan C/kariim Ciise Dhagajuun, Wuxuuna sheegay in baaritaanka uu daahay balse ay uga Mahadcelinayaan guddigiii uu Wasiirka amniga guduha oo baaritaankaan hoggaaminayay.
Guddoomiya Cali Yare Cali ayaa codsaday in kiiskaan la dadajiyo maadaama maxkamafda loo gudbiyay.

Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda amniga guda Soomaaliya Xasan Xundubeey Jimcaale ayaa faahfaahiyay Baaritaankaan la soo gabagabeeyay