DHAGEYSO:Guddiga turxaan bixinta ee golaha Wajeer oo su’aallo waydiiyay wasiirka cusub ee waddooyinka

0
134

Guddiga golaha hoose ee ismaamulka Wajeer u qaabilsan turxaan bixinta shakhsiyaadka loo soo magacaabo xilalka kala duwan ayaa maanta su’aallo waydiiyay wasiirka cusub ee wasaaradda waddooyinka , gaadiidka , howlaha guud iyo guriyeynta.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.