DHAGEYSO:Guddiga suuq Mugdi ee Garissa oo ka hadlay dhismaha waddo dhex marta suuqa

0
232

Qaar ka mid ah xubnaha guddiga suuq Mugdi ee magaalada Garissa ayaa ka hadlay waddada la dhisayo ee dhex marta suuqa iyo roobabka la saadaalinaya in ay da’aan .
Xubnaha guddiga ayaa baaq arrimahan ku aaddan u diray dowladda hoose ee ismaamulka Garissa oo dhisidda waddadaasi gacanta ku haysa.