DHAGEYSO:Guddiga amniga ee Garissa oo kulamo la qaadanaya culumaa’udiinka si falalka argigixisanimo looga hortago

0
230

Waxaa qaar ka mid ah deegaannada ismaamulka Garissa laga soo tabiya falal amni darro, iyadoo guddiga ammaanka ee dowlad deegaankaasi ay kulamo la qaadanayaan culumaa’udiinka si looga hortago falalka argigixisanimo.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ayaa faahfaahiyay waxyaabaha kulanka amniga looga hadlay.