DHAGEYSO:Golaha wakiillada Somaliland oo soo saaray qaraar ku saabsan nabadda magaalada Laascaanood

0
243

Golaha xildhibaannada Soomaaliland ayaa yeeshay fadhi ay uga hadlayeen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Waxay soo saareen qaraar ka kooban qodobbo dhowr ah oo ay ka mid tahay in labada dhinacba ay xabad joojin sameeyaan iyo in howshan guddi loo saaraya.
Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiillada Soomaaliland Saciid Mire Girre ayaa warbaahinta u akhriyay qaraarka ay soo saareen.