DHAGEYSO:Golaha wakiillada hoose ee ismaamulka Mandera oo war saxaafadeed soo saaray

0
200

Golaha wakiillada hoose ee ismaamulka Mandera ayaa war saxaafadeed ka soo soo saaray daadadka ka dhashay roobabka wali da’aya.
Waxay baaq u direen dowladda dhexe ee Kenya.