DHAGEYSO:Geel laga qaaday Lagdera oo loo kaxeeyay dhanka Isiolo

0
402

Guddoomiyaha nabadgalyada ee deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa Dhaqane Faliir ayaa ka hadlay geel laga qaaday deegaankaasi kaas oo loo kaxeeyay dhanka dowlad deegaanka Isiolo.