DHAGEYSO:Garissa: Xildhibaanad Umulkheyr oo dowladda ka codsaday inay meel ku sheegto dhallinyaro la waayay

0
281

Umulkheyr Haaruun Maxamad oo golaha qaran ee xeer dejinta si magacaabid ah ugu biirtay ayaa ka hadashay afduub la sheegay in loo gaystay dhallinyaro ka soo jeeda ismaamulka Garissa kuwaas oo qaarkood aan la ogeyn halka lagu hayo.
Waxaa ay dowladda ka codsatay in dhallinyarada la waayay ay meel ku sheegto islamarkaana haddii dembiyo ay galeen cadaaladda la hor keeno.