DHAGEYSO:Ganacsatada Suuqa Bus Park ee Mandera oo cabanaya

0
303

Dadka ku ganacsado suuqa Bus Park ee magaalada Mandera ayaa cabasho ka muujinaya nadaafad darro ay sheegayaan inay goobtaasi ka jirto.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.