DHAGEYSO:Ganacsatada suuq mugdi ee Garissa oo codsanaya in xilliga doorashada amnigooda la sugo

0
467

Qaar ka mid ah dadka ku ganacsado suuqa loo yaqaano suuq mugdi ee magaalada Garissa ayaa dowladda ugu baaqay inay ka hor tagto wax kasta oo saameyn karo ganacsigooda marka la gaaro codeynta guud ee 9-ka bisha siddeedaad ee sanadkan.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya