Waxaa uu khasaare hantiyeed soo gaaray ganacsatada deegaanka Limuru ee ismaamulka Kiambu.
Tani ayaa timid ka dib markii uu abaare saqdii dhexe ee habeenimadii Isniinta soo galeysay uu dab qabsaday ilaa 20 dukaamo ah .
Ganacsatada ayaa cabasho ka muujiyay in dhacdadaasi aan si degdeg ah looga falcelin.