Ganacsatada deegaanka Rongai ee ismaamulka Kajiado ayaa cabasho ka muujinaya in maamulka dowlad deegaankaasi uu kordhiyay qiimaha lacageed ee laga qaado marka la siinaya shatiyada ganacsi.
Dadweynaha ayaa hoosta ka xarriiqay in arrinkan lagu tallaaba qaaday iyagoo aan lagala tashan.
Sidoo kale waxay sheegayaan in ay dhibaatooyin ku qabaan saraakiisha dowladda hoose ee Kajiado u qaabilsan dakhliga.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ganacsatada Kajiado oo ka cabanaya in lagu kordhiyay qarashaadka shatiyada ganacsi