DHAGEYSO:Ganacsatada Islii oo ka hadlay saameynta dibadbaxyada mucaaradka

0
337

Ganacsatada xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ayaa warbaahinta Star uga warramay saameynta ka soo gaartay mudaaharaadkii ay mucaaradka Azimio dhigeen Isniintii la soo dhaafay oo ayna sheegeen inay toddobaadkiiba labo mar sameyn doonaan.
Caasha Iimaan Axmad ayaa warbixintan nooga diyaarisay Islii.