DHAGEYSO:Galbeedka Pokot: 47 qof oo sanadkii hore u dhimatay Khamri ay cabeen

0
377

DHAShacabka ku nool deegaanka hoose ee Chepareria ee ismaamulka Galbeedka Pokot ayaa waalac ka muujiyay kiisaska dhimashada ee ka dhashay cabidda daroogada nooca Khamriga ee sharci darrada ah.
Waxaa ay ugu baaqeen mas’uuliyiinta dowlad deegaankaasi inay xakameeyaan khatarta daroogadan, islamarkaana ay xiraan xarumaha lagu iibiyo mandooriyahan.
Dadka deegaanka ee ismaamulka Galbeedka Pokot ayaa laga soo xigtay in ugu yaraan 47 qof ay dhinteen sanadkii hore, ka dib markii ay cabbeen Khamriga sharci darrada ah.