DHAGEYSO:Gachagua:Ciidamada booliska gudaha uma geli karaan goobaha cibaadada si ay dad u xiraan

0
319

ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa sheegay in ciidamada booliska aynan gudaha u geli karin goobaha cibaadada si ay dad u xiraan.
Arrintan ayuu shalay ka sheegay deegaanka Kandara ee ismaamulka Muranga.
Gachagua ayaa hoosta ka xarriiqay in saraakiisha booliska laga doonayo inay bannaanka ku sugaan qofka ay raadinayaan.