DHAGEYSO:Gachagua: Raila Odinga waxaa la siin doona xushmadda uu mudan yahay

0
321

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa  sheegay in maamulka Kenya Kwanza uu ra’iisul wasaarihii hore ee wadanka Raila Odinga siin doono xushmadda uu mudan yahay oo ay ka mid tahay xaqiijinta badqabkiisa.