DHAGEYSO:Gachagua oo sheegay in la cabsi gelinaya siyaasiyiinta taageersan qorshihiisa siyaasadeed

0
517

Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa sheegay in la cabsi gelinayo hoggaamiyaasha isaga ku taageeray mideynta shacabka iyo madaxda gobolka Bartamaha wadanka.
Waxaa uu ku adkaystay in marnaba aan la joojin karin u ololeynta sidii qaybsashada dakhliga qaran uu u noqon lahaa mid ku saleysan tirada dadweynaha ee ku nool deegaannada kala duwan.
Gachagua ayaa dhanka kale ugu baaqay hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee wadanka ee uu ka mid yahay madaxweyne William Ruto inay mideeyaan shacabka gaar ahaan gobollada ay ka soo jeedaan.