Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa raaligelin ka bixiyay waxyeello ganacsatada xaafadda islii ka soo gaartay dibadbaxyadii mucaaradka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in dowladda dhexe ay go’aansatay in tabashooyinka ay qabaan siyaasiyiinta isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya lagu xalliyo gudaha baarlamaanka.