DHAGEYSO:Gachagua oo baaq u diray madaxweynihii hore ee dalka

0
390

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Righathi Gachagua ayaa madaxweynihii hore ee wadanka Uhuru Kenyatta ka codsaday inuu la hadlo Raila Odinga si uu u joojiyo qorshaha dibadbaxyada maanta.
Gachagua oo tallaabada mucaaradka ku tilmaamay mid aan la aqbali karin ayaa sheegay in mudaaharaadyada ay caasimadda Nairobi ka dhalin karaan burbur hantiyadeed.