Wiil iyo gabadh walaalo ah oo ka soo jeedo qoys danyar ah ismaamulka Wajeer oo natiijada imtixaanka fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ka helay buundooyin sare ayaan ilaa iyo hadda helin cid ku taageerta inay ku biiraan dugsiga sare waxayna codsanayaan in la caawiyo si ay riyadooda ugu rumowdo.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa wareystay ardaydan iyo hooyadooda warbixintanna noo soo diray.
Si loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka ah 0720 684346