Waxaa fal faraxumeyn ah magaalada Dadaab loogu gaystay gabadh yar oo da’deeda lagu sheegay 14 sano jir, taas oo dhigata fasalka lixaad ee dugsiga hoose dhexe.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in ninka falkan faraxumenta ah gaystay uu baxsaday balse laamaha ammaanka ay ku daba jiraan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya
Dhanka kale, madaxa xafiiska carruurta ee ee deegaanka Dadaab Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay arrinkan, isaga oo u warramay wariye Maxamad Baaruud.