DHAGEYSO:Gabadh ka soo jeedo qoys danyar ah oo codsatay in laga caawiyo qarashaadka dugsiga sare

0
147

Gabadh ka soo jeedo qoys danyar ah oo ku nool ismaamulka Wajeer ayaa bulshada ka codsatay in ay ka caawiyaan sidii ay ugu biiri lahayd dugsiga sare maadaama aynan qoyskeeda u hayn dhaqaale ay uga bixiyaan qarashaadka tacliinta in kastoo ay imtixaankii KCPE-da ee sanadkii hore ka soo hooysay buundo dhan 320.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.

Si gabadhaasi loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0799123869