DHAGEYSO:Gabadh agoon oo deeq waxbarasho ka heshay Shiinaha oo codsanaysa qarashaadka duullimaadka

0
331

Fardowsa Cabdi Bundiid oo gabadh agoon ah oo dhameysay dugsiga sare ayaa waxay deeq waxbarasho ka heshay dalka Shiinaha balse waxaa laga doonaya inay iska bixiso qarashaadka duullimaadka oo aynan awoodin.
Fardowsa iyo hooyadeed oo warbaahinta Star kula hadlay magaalada Garissa ayaa bulshada ka codsaday inay ka caawiso sidii ay u heli lahayd qarashaadka duullimaadka ilaa iyo Shiinaha.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya.