Guddiga maamulo gaadiidleyda xamuulka u qaada ismaamullada gobolka Waqooyi Bari ayaa cabasho ka muujiyay waddooyinka ay daadadku xireen.
Cabdullahi Xuseen Yuusuf Tuuryare ayaa warbixintan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Gaadiidleyda xamuulka geeya Waqooyi Bari oo ka cabanaya waddooyinka xiran