Gaadidleyda ismaamulka Mandera ayaa cabasho ka muujiyay wadada isku xirta magaalooyiinka Mandera iyo Rhamu.
Qodob wareedkan waxaa Mandera nooga soo diray wariyaheen Abdiqafaar Happy.
Mid kamid ah waxgaradka mandera ayaa warbaahinta star oga mahad celiyay sida ay u soo saarto baahida dadka dhibaateysan.




