DHAGEYSO:Faysal Cali Waraabe:Nasiib darro waxaan u tagnay madaxweyne careysan oo waliba aniga dulmi badan iga tirsanaya

0
497

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xalay ay kulan natiijo la’aan ku soo dhammaaday la qaateen madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.
Waxaa uu sheegay “Waxaanu u tagnay madaxweyne difaacanaya aragtidiisa oo careysan, waxaana uu diyaar u yahay inuu qabto doorashada uu rabo, ee ururrada uma diyaar ah doorasho madaxweyne” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu sidatan yiri